Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa saaka iyo xalay dilal kala duwan ka geystay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada ayaa saaka lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan  meel ku dhow Ex-control Afgooye. Dilka labaad ayaa xalay ka dhacay xaafada Xaaji Gaabow oo ka tirsan degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdisho ka dib … Continue reading Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey